Maxaa ka jira in Madaxweyne Xaaf xilka ka qaaday Madaxa Xukuumada Galmudug ?

Waxaa saacadihii lasoo dhaafay baraha bulshada lagu faafinayay Warqad la sheegay in ay kasoo baxday Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf, waxaana Warqada lagu sheegay un xilka laga qaaday Madaxa Xukuumada Sheekh Shaakir. Warqadahan lagu baahiyay baraha bulshada ayaa waxaa si deg deg ah uga hadashay been abuurna ku tilmaamay Madaxtooyada Galmudug, waxa ayna ku … Continue reading Maxaa ka jira in Madaxweyne Xaaf xilka ka qaaday Madaxa Xukuumada Galmudug ?